Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:Xubnaha Beesha Isaaq ee Dowladda Farmaajo oo ku heshiiyey in Mamulka Somaliland lagu soo dabaalo Somaliweyn,,Midnimo,,-Video

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Faderaalka ah ee Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xilkii kala wareegay Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii hore Mudane Maxamed Cumar Carteh Qaalib, kadib munaasabad ka dhacday xarunta Madaxtooyada.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Rw. ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed  ayaa wuxuu sheegay in Xukuumada Cusub ee Madaxwayne Farmaajo iyo R/wasaare Khayre ay  Hogaaminayaan  ay dar-dar gelin doonto wadahadalka DF-Somalia iyo Wadahadalka maamulka S.land.

Exit mobile version