Xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada Garoowe maamulka Puntland Cabdiqafaar Cabdiraxmaan ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadalo iyo qoraal fadeexad ah oo dhawaan lagu faafiyey baraha ay Bulshadu isticmaasho iyo qaar kamid ah warbaahinta deegaankaas.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Xoghayaha Dowladda Hoose ee maamulka Garoowe ayaa warka laga faafiyey oo ah in uu kufsaday isla markaana tacdi iyo Jirdil xoogan kula kacay Gabadh Burco ka timid oo Garoowe usoo raadsatay Baasaboor.
Wararka Horufadhi.com