WARARKA SOOMAALI

Daawo:Xildhibaanada Soomaaliya oo tageeray Dowladda Farmaajo iyo Cabeerayn Xubnihii la baxay Horu-socod-Video

By Abdi rashid

June 10, 2017

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Kulan yeeshay magaalada Muqdisho ayaa Taageeray Waxqabadka Dawaladda Soomaaliya Boqolkii Maalmood ee lasoo dhafay, Waxaynaka ka warbixiyeyeen waxyaabaha ay dawlada Qabatay.

HALKAN  RIIX DAAWO VIDEO

Xukuumada oo kor u qaaday dhaqaalaha iyo Dakhliga dawladda iyo Wadashaqaynta DFS ee maamulada iyo Shacabka,   Mushahaarka Xildhibaanada iyo Shaqaalaha dawlada oo la wada bixiyey Wakhtigooda,  Shaqaalaha Dawlada oo ilaaliya Saacadaha Wakhtiga oo Dareemay inay Qarankooda u Shaqaynaya.