Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Kulan yeeshay magaalada Muqdisho ayaa Taageeray Waxqabadka Dawaladda Soomaaliya Boqolkii Maalmood ee lasoo dhafay, Waxaynaka ka warbixiyeyeen waxyaabaha ay dawlada Qabatay.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Xukuumada oo kor u qaaday dhaqaalaha iyo Dakhliga dawladda iyo Wadashaqaynta DFS ee maamulada iyo Shacabka, Mushahaarka Xildhibaanada iyo Shaqaalaha dawlada oo la wada bixiyey Wakhtigooda, Shaqaalaha Dawlada oo ilaaliya Saacadaha Wakhtiga oo Dareemay inay Qarankooda u Shaqaynaya.