Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:Xildhibaan Weerar Afka ah ku qaaday Ra,iisul Wasaare Khayre iyo Farmaajo ku dhawaaqay Go,aan ka nixin Doona Madaxda-Video

Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo Doorto Koonfur Galbeed ayaa sheegay in baarlamaanka Soomaaliya in aysan meelmarin doonin Golaha Wasiirada Cusub ee Soomaaliya.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Wuxuu ku dooday inay Xaq u lahayd Beeshiisu inay Qaadato Wasiirka Maaliyadda iyo Raysal Wasaare ku xigeenka, Waxaana la waydiiyey inay tahay mid ugu taalla Dastuurka ?

Idiris ayaa xusay in Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya uu Al-babaabada ka Xidhay, Sidoo kalana Wuxuu eedayn u jeediyey Madaxwayne Farmaajo, Wuxuu sheegay in Xildhibaanada ay yeelan doonaan kulamo kala duwan oo looga hortagaayo Ansixinta Wasiirada.

Wararka Horufadhi.com

Exit mobile version