Xildhibaan Sakariye Xaaji Maxamuud oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay Xaalada uu marayo Dalka Soomaaliya, Wuxuna Fariin u diray Maamul Goboleedyada dalka Soomaaliya iyo Dawladda dhexe ee Soomaaliya.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Sakariye ayaa wuxuu sheegay inay Maqan yihiin Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya, islamarkaana hadii ay intii kale isqabsadaan ay meesha ka baxayso Qaranimada Soomaaliya, Wuxuuna ku baaqay in laga wada shaqeeyo Midnimo iyo Wadajir si loo helo Dalwadnimo Soomaaliya,
“Waad ogtihiin Goboladii Waqooyi oo dhan ayaa Maqan, Hadii maamulada kale ay dhibaato ku Bilaabaan Dawladda Soomaali way kala tagaysaa “ Ayuu yidh