Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:Xildhibaan Sakariye oo Karbaashay Madaxda Maamuladda kana hadlay Gobaladda waqooyi ee Maqan,Somaliland-Video

Xildhibaan Sakariye Xaaji Maxamuud oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay Xaalada uu marayo Dalka Soomaaliya, Wuxuna Fariin u diray Maamul Goboleedyada dalka Soomaaliya iyo Dawladda dhexe ee Soomaaliya.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Sakariye ayaa wuxuu sheegay inay Maqan yihiin Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya, islamarkaana hadii ay intii kale isqabsadaan ay meesha ka baxayso Qaranimada Soomaaliya, Wuxuuna ku baaqay in laga wada shaqeeyo Midnimo iyo Wadajir si loo helo Dalwadnimo Soomaaliya,

“Waad ogtihiin Goboladii Waqooyi oo dhan ayaa Maqan, Hadii maamulada kale ay dhibaato ku Bilaabaan Dawladda  Soomaali way kala tagaysaa “ Ayuu yidh

Exit mobile version