Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:Xiisad dhanka Kaluumeysiga iyo Khayraadka Badda ah oo ka dhex taagan Dowladda Somaliya iyo Maamulka Puntland-Video

Dowladda Soomaaliya gaar ahaan wasiirka Kaluumeysiga Xukuumadda Dr. Cabdiraxmaan Cabdi Xaashi oo lahadlay Telefishinka Somali Cable ayaa ka hadlay Arimo kala duwan oo la Xidhiidha Badda Soomaaliya.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Dhinaca Wuxuu sheegay in Dawladda Soomaaliya ay doonayso in Sharcigu siduu ahaa loo Maro Arimaha Badda,  Iyadoo la qabtay Markab uu maamulka Puntland Ruqsad ama Shati siiyey,  Wuxuuna sheegay in Markabkaasi ay Qabatay Dawlada Taiwan oo Heshiis ay kula jirto Dawlada Soomaaliya, Islamarkaana la Marin doono Markabkaasi Sifo sharci ah, Hantida dushiisa Saarana Lacagta kasoo baxda loosoo celin doono Shacabka Soomaaliyeed.

Exit mobile version