Marwo Caasha Xaaji Cilmi oo ka mid ahayd Xildhibaanadii Baarlamaanka Soomaaliya ee ay dhaceen kooxo Burcad ahi ayaa ka hadashay Go,aankii maxkamadu soo saartay ee ku aadanaa in dib loogu celiyo doorashadii xildhibaanadaasi.