Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:Wasiirka Arrimaha Gudaha maamulka Khaatumo oo ka hadlay Dowladda Farmaajo iyo arrimo Xasaasi ah-Video

Wasiirka arrimaha Gudaha maamulka Khaatumo Abshir Cabdi Casiis ayaa ka hadlay Dowladda Farmaajo uu hogaaminayo ee dhawaan lagu soo dhisay magaalada Muqdisho Wasiir Abshir ayaa sheegay in Dowladdii hore ee uu hogaaminayay Xasan Shiikh Xasan Culusow ay aad u xumaysay xidhiidhka Khaatumo iyo Dowladda Somalia.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Wasiirka ayaa intaas ku daray hadii Dowladda Farmaajo ay maamulka Khaatumo Aqoosanayso ay soo dhaweynayaan maadaama ay yihiin dad Soomaalinimada ku wayn tahay hadii kalana aysan aqooonsi cidna uga baahnayn ee markasta ay u taagan yihiin wada jirka iyo Midnimada umadda Soomaaliyeed.

Wararka Horufadh.com

Exit mobile version