WARARKA SOOMAALI

Daawo:Wasiirada Arrimaha Dibadda Suuriya,iiraan iyo Ruushka oo ku kulmay Moosko iyo Digniin Culus oo ay Hawada u mariyeen Mareykanka-Video

By A. Hindi

April 15, 2017

Wasiirada  Dalalka Suuriya iyo Ruushka yaa si wada jir ah ugu kulmay Caasimada Raashia ee Moskow waxana ay diirada ku sareen kulankaas wada jirka ah ee ay wada qaateen wasiirada arrimaha dibada ee labadan dal digniin ay u direen mareykanka.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO