WARARKA SOOMAALI

Daawo:Wasiir Bayle oo Farmaajo iyo Khayre Kuraasta ka daadiyey iyo Heesihiisa Wadaniga iyo Qaramiga oo uu Boodhka ka jafay-Video

By A. Hindi

April 13, 2017

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Xildhibaan Dr. C.raxmaan Ducaale Bayle ayaa Khudbad Cajiib ah ka jeediyey Munaasibadii loo qabtay Sanadguurada Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed,  Wuxuuna ka waramay Waxyaabaha ku dhaliya iyo Xiliyada kala duwan ee Heesaha Miisaanka badan uu sameeyay Erayadooda.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Ugu danbayntii wuxuu Halkaasi ka qaaday Heesta Caanka ah ee ” ALLA MAANTA AYAANTA IYO CIIDA WANAAGSAN, ILAAHII INA SIIYEY, ISAGAA KU ABAALEE”