Wasiiradii Horumarinta Caalamiga ee UK Priti Patel ayaa iscasishay kadib markii ay soo baxeen fadeexado la xidhiidha inay kulamo qarsoodi ah oo aysan wasaarada arimaha dibadu ogayn marar kala duwan la yeelatay Raysulwasaaraha Israel iyo xubno kale oo katirsan xukumada Israel.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Priti Patel oo maalmahan shaqo ujoogtay dalka Uganda ayaa lagu amaray inay degdeg ugu soo laabato magaalada London waxaana lagu qasbay inay iscasisho.