Maxamed Xasan C.laahi (Jidhif ) oo ahaa Taliyihii Hogaaminaayay Dagaalkii Kalshaale ee dhexmaray shacabka Khaatumo Iyo Maamulka Somaliland, Islamarkaana Guul Daradii uu ka dhaxlay Dagaalkaasi Xilka looga Qaaday, ayaa Kasoo muuqday Warbaahinta isagoo ka Hadlay Doorashada Maamulka Somaliland iyo Dhaqdhaqaaq Puntland kawado Qeybo kamid ah Sanaag iyo Sool.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Maxamed Xasan Jidhif waxaa uu ugu Baaqay Maamulka Puntland inaysan ka carqaladeen doorashada islamarkaana ay tahay inay u diran Hambalyo Balse aysan ahayn in ay Carqalad geliyaan.