WARARKA SOOMAALI

Daawo:Soomaaliya oo Safka Hore ka gashay Wadamadda Adduunka ugu farxadda Badan iyo Warbixin Xiiso badan-Video

By A. Hindi

March 22, 2017

Haddii aad maqli jirtay xuska maalinta caafimaadka aduunka, maalinta caalamiga ah ee waxbarashada, maalinta dhirta adduunka iyo wixi la mid ah, waligaa ma maqashay Maalinta Farxadda Adduunka?

Qaramada Midoobay ayaa todobaadkan soo saartay warbixin ay ugu magac dardartay “Warbixinta Farxadda Aduunka ee Sanadka 2017-ka”.Waa kuwee dalalka ugu farxadda badan, Soomaaliyase kaalinteey ka gashay.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO