Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:Shiikh Rusheeye oo Abtiyaashii soo ka xaystay,Hanjabaad kusocota Barbaraawi iyo arrintii oo Cirka gashay-Video

Iyadoo ay wali taagan tahay arrintii dhawaan muranka weyn ka dhex dhalisay Culimada Hargeysa iyo wadaadka Cabdulxaq ee sheegay in uu dadka ka daaweeyo xanuunada isha iyo sixirka ayaa arrintu hada waxay maraysaa halkii ugu xumeyd.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Odayaal kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa oo sheegay in ay kasoo jeedaan Beesha Hiirsi maxame isla markaana ay Abtiyaashii yihiin Shii Cabdulxaq-Rusheeye ayaa sheegay in ay hadii shiikh Rusheeye ay xariiq soo gaadho ay u haystaan wadada Soomaaliland oo uu ugu horeeyo wadaadka la dhaho Barbaraawi oo isagu ahaa wadadii sida aadka ah ugu dhaganaa arrimaha Shiikh Rusheeye.

 

Exit mobile version