WARARKA SOOMAALI

Daawo:Shaqaalaha Dekedda Berbera oo Sharafta ka qaaday Maxamuud Xaashi Wasiirka Madaxtooyada Siilaanyo+Fadeexad-Video

By A. Hindi

April 18, 2017

Shaqaalaha Dekedda weyn ee magaalada Berbera oo maanta kulan balaadhan ku yeeshay magaalada Berbera ee Gobalka saaxil ayaa waxaa ay  eedeyn kulul dusha uga tuureen wasiirka Madaxtooyada maamulka Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Shirkada DP-World ee dhawaan la wareegtay Dekedda Magaalada Berbera.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Shaqaalahan oo ahaa shaqalaha Dejiya  isla markaasna rara Marakiibka-ta xamuulka ah ee ka baxa kuna soo xidha dekedda ayaa sheegay in uu Maxamuud Xaashi Cabdi lunsaday xaquuq ay ku lahayeen Dekedda.