Shacabka magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Weerarkii dhiiga badan uu ku daatay uu ahaa mid aan horey loo arag, Balse uu yahay midkii Midayn lahaa shacabka Soomaaliyeed oo Dalkooda ku Difaacan lahaayeen.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Wiil aad u Caqli badan oo madasha k ahadlay ayaa Wuxuu sheegay inay doonayo inay dalkiisa Difaaco, oo Furinta hore ee dagaalka uu tago, Wuxuuna Shacabka ugu baaqay inay is kaashadaan oo dalkooda ay u istaagaan, Wuxuuna eedayn u jeediyey Xubnihii ku shiray Kismaayo, Madaxda Dawladda ayuu ugu baaqay inay shacabka Fursad u siiyaan inay iska Celiyaan Al-shabaab.