WARARKA SOOMAALI

Daawo:Sh.Umal oo meel kaga soo hadhay Urur Diimeed dhawaan soo shaac baxay iyo Xogtooda oo uu banaanka soo dhigay-Video

By A. Hindi

April 13, 2017

Sheekh Maxamed Cabdi UMAL oo kamid ah Culimada waawayn ee Soomaaliyeed ayaa si Faah-faahsan Wuxuu uga Waramay Urur diimeedka dhowaan Looga dhowaaqay Qaybo kamid ah dalka Soomaaliya iyo Wadamo kale.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Sheekh Umal ayaa si wayn uga Waramay Halista Ururkaasi, Taariikhda iyo Halka uu ka yimid, Waxyaabo Qarsoonaa oo la Xidhiidha iyo Hogaanka Ururukaasi Isku magacaabay ALSAACIDUUNA BIL-XAQ.