HORUFADHI MEDIA |

Daawo:Sawirada Magacyada iyo Deegaanada ay ka soo kala jeedaan Dhalinyaradii ka badbaaday Duqeyntii Yeman..

Dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed ayaa lagu xasuuqay duqeyn ka dhacday Badda Yemen, waxaana dhacdadaadi lagu eedeeyay inay ka dambeyso Dowlada Sacuudiga oo dagaal kula jirta Xuutiyiinta.

Inkastoo dowlada Soomaaliya aysan ka hadlin xasuuqa dhalinyaradaasi loo geystay hadana dhawaan ayaa meydadkooda la duugay iyadoo mudo dheer ay ka soo wareegatay waqtiga duqeynta dhacday.

Hadaba waxaanu halkaan idin kugu soo gudbineysaa Dhalinyaradii ka badbaaday weerarkaasi Magacyadooda, qaar ka mid ah Sawiradooda iyo Gobolada ay ka soo kala jeedaan.

1  JIMCALE SULEYMAN DUCAALE CARTAN   BURCO

2  C/SALAM JAAMAC CAWIL ADAM     MUQDISHO

3 MAXAMED AXMED CUSMAN CILMI   HARGEYSA

4 C/CAZIIZ MAXAMUD ISMACIL GULED BURCO

5 ZAKARIYA CABDI ADAM AYAANLE      BURCO

6 MUKHTAAR FOWZI ISMAACIL CALI    BOORAMA

7 MURSAL CABDI CADEYSE CIGAL       BURCO

8 C/XAKIIM AXMED FAARAX CUSMAN   BOOSAASO

9 NURADIN CUMAN CUMAR MAXAMUD  BOOSASO

10 SHAAFICI MAXAMUD SULEYAMAN SAMATAR BOOSASO

11 C/MAJIID XUSEEN C/LAAHI FAARAX     BURCO

12 C/FATAX MUSA IBRAAHIM MAXAMED  MUQDISHO

13 C/RISAQ CALI MAXAMED XASAN        MUQDISHO

14 C/MAJIID ISMAACIL MAXAMUD CABDI  BURCO)

15 MUKHTAAR ADAM YUUSUF XASAN      MUQDISHO

16 IBRAAHIM FATXI C/LAAHI CILMI            MUQDISHO

17 KHALID MAHDI GULED CALI                  BURCO

18 MARWAAN JAAMAC ADAM XASAN        BURCO

19 AXMED FUAD JAMAC SULEYMAN            BURCO

20 MABRUUK SHAACIYE CUMAR AXMED      GALKACYO

21 AYANLE SACIID BASHIIR CALI                MUQDISHO

22 CUMAR CABDI ISMAACIIL CUSMAN      HARGEYSA

23 MUBAARAK C/RAXMAN AXMED SULEYMAN LAASCANO

24 C/RAXMAN XUSEEN MAXAMUD       LASCAANO

25 C/QANI C/LLAHI C/RAXMAN             BOOSASO

26 MAXAMED JAAMAC CABDI YUUSUF  MUQDISHO

27 YAXYA MAXAMED SHELOW NUR  MUQDISHO

28 SHAAFICI SACIID JAAMAC CABDI KISMAAYO

29 C/FATAX C/LAAHI MAXAMED C/QADIR MUQDISHO

30 C/FATAX CUSMAN GULED JAAMAC  HARGEYSA

31 MUSTAFA FAARAX XASAN MAXAMED LAASCAANOOD

32 C/RAXMAN AXMED IBRAAHIM MUSE  CALUULA

33 MAXAMED BASHIIR CALI MAXAMED  BURCO

34 NADIR IBRAAHIM MAXAMED ISMAACIL  BOSASO

35 MAXAMUD XASAN YUUSUF MAXAMED  BURCO

36 MAHAD AXMED CABDI KHEYRE  MUQDISHO

37 AXMED MAXAMED CUMAR FAARAX  BOOSAASO

38 JIMCAALE CIIDLE JAAMAC WARSAME LASCANO

39 MAXAMED JAAMAC MAXAMUDA COLOL BURCO

40 YOONIS YAASIN AXMED IBRAAHIM  BOOSAASO

41 SHARMA’ARKE XASAN MAXAMUD JAAMAC  LAASCAANO

42 C/JABAR C/LAAHI SACIID YUUSUF GAROWE

43 JAABIR MAXAMUUD MAXAMED ISMAACIL  BOOSAASO

44 MAXAMED C/LAAHI MAXAMED               HARGEYSA

45 MAXAMED MAXAMUUD CALI KHEYRE    MUQDISHO

46 C/LLAHI MACALIN MAXAMED IBRAAHIM MUQDISHO

47 SULEYMAAN MAXAMED FAARAX XUSEEN BOOSAASO

48 MAXAMED CUSMAAN AADAM CILMI BURCO

49 DUCAALE BASHIIR XASAN YUUSUF QARDHO

50 MUKHTAAR CABDI SHIRE CALI GAROWE

51 ADAM MAXAMED ISMAACIL CABDI LASCANO

52 SHAAFICI C/RAXMAAN C/QAADIR GALKACYO

53 C/XAAFID FAARAX XUSEEN MUQDISHO

54 IDRIIS AXMED MAXAMUD XAJI MUQDISHO

55 ADAM MAXAMUD MUSE CALI GALKCYO

56 C/LATIIF XUSEEN CIGAAL MUQDISHO

57 C/LLAHI JAAMAC ADAM XIRSI DHAHAR

58 C/RAXMAN MAXAMUD CUSMAN MUQDISHO

59 SHUCEEB C/LLAHI ISMAACIL XUSEEN HARGEYSA

60 FEYSAL FARXAAN FAARAX COLAAD GALKACYO

61 LIBAAN CALI MAXAMED JOWHAR

62 C/LAAHI MAXAMED CABDI CALI BURCO

63 KEYSE CISE XIRSI CILMI BURCO

64 CADAAWE C/LAAHI CALI XUSEEN JIGJIGA

65 XUSEEN CUMAR XUSEEN BIXI TOGDHEER

66 C/RAXMAN BASHIIR MUSE CALI GALKACYO

67 C/FATAX CAFIIF BARRE MUQDISHO

68 C/LAAHI C/SALAAM MAXAMED HARGEYSA

69 C/FTAAX MAXAMED NUUR MUQDSIHO

70 MUSTAFA C/FATAX CIISE WARSAME BOOSAASO

71 MUKHTAAR CUMAR CUSMAAN HARGEYSA

72 C/SHAKUUR ISMAACIL SUDI C/LAHI HARGEYSA

73 AMMED MAXAMED CIISE AXMED HARGEYSA

74 SAALAX C/RASHIID XASAN WARSAME MUQDISHO 21

75 XASAN XIRSI JAAMAC FAARAX LAASAANOOD

76 JAAMAC SACIID MAXAMED CIISE

77 XUSEEN C/QAADIR IYOW TIFOW BUULO BURE

78 JIMCAALE CABDI BADAL AXMED JABUUTI

79 C/SHAKUUR MAXAMED MAXAMUD JABUUTI

80 AXMED C/NASIR AXMED ADAM GALKACYO

81 MSUTAFA CABDI ADAM FAARAX HARGEYSA

82 MUSTAFA CUSMAAN CALI FAARAX HARGEYSA

83 AXMED HAARUUN XIRSI AXMED BURCO

84 C/CAZIIZ MAXAMED ATOOSH BARRE

85 YAASIIN MAXAMED XUSEEN YUUSUF SOOL

DUMARKA

1 YURUB DUBAD ISMAACIL GULED BURCO

2 ASMA BARRE ISMAACIL CAWAD BURCO

3 SAGAL FEYSAL CABDI BOTAN NURCO

4 HODAN C/FATAX CUMAR CALI GAROWE

5 MUNA CAWAD MAXAMUD XASAN BURCO

6 XAMDA ISMAACIL CUMAR CALI BURCO

7 NIMCO MAXAMUD AXMED LAASCAANOOD

8 WARDA CABDI ADAM FAARAX MUQDISHO

9 QADRA ISMACIL BIRIIL NUUR HARGEYSA

10 CAASHA C/RASHIID JAAMAC DAAHIR MUQDISHO

11 ZAMZAM CUSMAN AADAM BURCO

12 UMUL KHEYR CASEER IDAN CUSMAN BURCO

13 BARWAAQO XASAN FAHIYE CALI LAASCAANOOD

14 NIMCO XUSEEN YUUSUF AXMED MUQDISHO

15 ZAHRA AXMED MAXAMUD MAXAMED HARGEYSA

16 ROODO XASAN CABDI AXMED HARGEYSA

17 NACIIM C/RASHIID SACIID NUUR MUQDISHO

18 ZEYNAB FAARAX HERGE CABDI MUQDISHO

19 XAMDA YUUSUF ISMAACIL JAAMAC HARGEYSA

20 FARTUUN SACIID NUUR CALI MUQDISHO

21 FAIZA CUSMAN CALI MAHDI YEMEN-CADAN

22 XALIIMA XUSEEN MAXAMED XASAN MUQDISHO

23 XAMZA C/LLAHI IDOW SANEY MUQDISHO

24 AMINA ZAKARIYA C/LLAHI XAJI MUQDISHO

25 UBAX ZAKARIYA C/LAAHI XAJI MUQDISHO

26 NASTEEXA BASHIIR JAAMAC XIRSI MUQDISHO

37 HANI CABDI AXMED XASAN BURCO

38 SHUKRI WALI MAXAMUD CALI HARGEYSA

29 MULKI XASAN MAXAMED TUYAR MUQDISHO

30 NAJAX NUUR XASAN MAXAMED TOGDHEER.

Hoos Ka daawo qar ka mid ah Sawirada

Exit mobile version