WARARKA SOOMAALI

Daawo:Roobab xoogan iyo Daadad lixaad leh oo Dadka iyo Duun-yaduba ku sigteen oo Kaga xaadhay Gobalka-Video

By A. Hindi

April 11, 2017

Xili Abaaro Ba’an ay ku dhufteen Guud ahaanba Dhulka Soomaalida, ayaa waxaa magaalada Gaarisa ka da’ay Roobab Lixaad leh, Kuwaasi oo dadka iyo Duunyadu ay ku Qabow-sadeen, Sidoo kalana Roobabka oo aad u Xoog badnaa ayaa Dhulka ku daray Qaar kamid ah Beeraha Halkaasi ku yaalay.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO