Qisooyinku waa hab qofka iyo umadaha lagu tarbiyadeeyo. Waa qaab uu nabigu (csw) uu ku tarbiyadayn jiray asxaabtiisa.Barmaamijkani waa barmaaijkii koowaad ee barmaamijyo silsilad qisooyin ah oo aan ugu talagalay bishan Ramadaanta. Waxa aan silsiladan ugu magac darnay “Qisooyin uu nabi Maxamed (calyhi salaatu wa salaam) ka sheekeeyay. Barnaamijkan koowaad waxa mawduuciisu waa :
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (1) – Qisadii Sarah iyo boqorkii daalimka ahaaFadlan sii fidiya si aad ajarka u wadaagtaan