Waxaa magaalada Muqdisho Mudooyinkii ugu dambeeyay ee lagu jiray Xiliga Kalaguurka Kusoo badanayey Weerarada Qaraxyada iyo Xaalada Amaan daro ee ka jirta magaalada Muqdisho.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Dhinaca kale Dawlada uu Hogaaminayo Madaxwayne Maxamed C.laahi Farmaajo ayaa sheegtay inay Jawaab Celin Samayn donto, iyadoo ku Dhowaaqday Xaalad dagaal, Sidoo kalana waxaa isbadal lagu sameeyay inta badan Hogaanka Ciidamada.
Wararka Horufadhi.com@gmail.com