Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:Qaramada Midoobay oo ka hadashay Xaaladda adag ee ka taagan Deeganada Khaatumo,Xanuunka Shubanka iyo Siyaasadaha jira-Video

Ninka lagu magacaabo Viset leyliya ku xigeenka isku xidhka hawlaha gargaarka bini aadanimada ee soomaaliya ayaa ka hadlay shuban biyoodka ka dilaacay deegaanada khaatumo iyo siyaasadu inay saamayn ku leedahay in gargaar loo fidiyo shacabkaasi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuuna yidhi Mr Leyliya isagoo ka hadlay arrimahaasi “Sool iyo sanaag cayn waa meelo ay ka jiran xaalado siyaasadeed hayeeshe waxaan dhihi karaa waa deegaano nabad galyo ah, mar kale sool iyo sanaag waxaa ka jirta xaalad siyasadeed laakiin gargaarka inuu gaadho awood ayuu uleeyahay waayo maaha siyaasad arrimaha gargaarku.

Waxaa la weydiyay Mr Leyliya in maamulada kala hadleen arrimaha agargaarka wuxuuna yidhi “dhinacyada khaatumo. somaliland. puntland dhiiri galin ayay nasiiyen mana hor istagayan gurmadka.

Wararka Horufadhimedia.com

Exit mobile version