Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta booqday magaalada Kismaayo halkaasi oo si weyn ay ugu soo dhoweeyeen mas’uuliyiinta maamul Goboleedkaasi.Waftiga madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan dowladda.