Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:Puntland,Somaliland,Galmudug Khaatumo iyo Jubaland oo Xuduudo u gaar ah samaystay iyo Rafaadka Shacabka-Video

Waxaan halkan idiinka Soo gudbinaynaa Muuqaal qosol badan balse ay ku jirto xaqiiqo iyo Xigmad runta ku qoton taas oo muujinaysa heerka iyo xaalada hadda ay ku jirto Somalia,muuqaalka ayaa muujinaya markii Maamul kasta uu xuduud iyo Sharci u gaar ah samaystay hadana ay maamuladii faraha ka baxeen Gaadhi meesha uu u dhaqaqaba taayirka Xuduud maamul la galaya

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Exit mobile version