WARARKA SOOMAALI

Daawo:Ninkii Siilaanyo magaca ku qabsaday oo Afka Furtay kana hadlay say wax u dhaceen kadib markii jeelka laga sii daayey Maanta-Video

By A. Hindi

March 25, 2017

Waxaa maanta magaalada Hargeysa warbaahinta Kula hadlay Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ah Ninkii ay Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo isku magaca ahaayeen kas oo dhawaaan ay Ciidanka wadooyinka Hargeysa Jeelka dhigeen.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta markii jeelka Hargeysa laga sii dayey waxaa uu Cambaareyn Dusha uga tuuray Taliyaha Wadooyinka Hargeysa isla markaana ku sheegay in xadhigiisa loo maray wado khaldan.

Wuxuuna sababta magacan uu ula baxay u cuskadey Jecel iyo maxabo uu u qabo Siilaanyo.isla markaana uusan dooneyn in uu magaca Siilaanyo meel uga dhaco