WARARKA SOOMAALI

Daawo:Mid kamid ah Waftigii Maamulka Khaatumo ee ka qayb galay wada hadalka Mamulka Somaliland ee Jabuuto oo Xog cusub bixiyey-Video

By A. Hindi

April 04, 2017

Aqoon yahan Maxamed Mahdi Aadan (Baayir) oo kamid ahaa Ergadii Khaatumo uga qaybgalay wada hadaladda Somaliland ayaa ka hadlay Kulamadii dhexmaray Labada dhinac iyo Qorshaha Kuwa kale ee Loo Balansan yahay.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

“Wadadalku meel Fiican ayuu Marayaa, oo Dan ugu Jirto Reer Khaatumo iyo Somaliland, Waana lagu Balansan yahay in markii Sadexaad la isugu Noqon doono, Arimo adag ayaa Jira, Waxayna u baahan yahiin in siwayn loo Gorfeeyo” ayuu yidhi.

Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Xaalada Adag ee Xiligan ka taagan magaalada Buuhoodle Iyo deegaanada Ku Xeeran, Isagoona ku baaqay in Gar-gaar Caafimaad Lala garab istaago dadka Jilicsan.

Wararka Horufadhi.com@gmail.com