Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:Micheal Keating oo Siilaanyo ku yidhi “waa in aad ilaalisaa Sharciyada Caalamiga ah iyo Shuruucda Dalka u degsan,,Naxdin Siilanyo-Video

Ergayga Qaramada midoobay u qaabilsan Somalia Danjire  Micheal Keating oo Socdaal ku jooga Deegaanada Maamulka Somaliland ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamad Maaxamuud Siilaanyo.

Danjire Keating ayaa Socdaalkiisa wuxuu ku sheegay ujeedka ugu weyn ee uu Somaliland u yimi in ay tahay u kuur Galka Xaaladda Abaarta ee Deegaanada Maamulka Somaliland.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Dhanka kale mar Saxaafadda Hargeysa  Su,aalo ka waydiisay Arrimaha Dekadda Magaalada Berbera ee Imaaraadku la wareegay iyo Saldhiga Militeri ayuu Mr  Keating ka gaabsaday in uu si faahfaahsan uga hadlo Arrimahaas  wuxuuna Hadalkiisa kusoo gaabiyey in kaliya la ogal yahay wixii aan sharciga Caalamiga ah aan Baal-marsaneyn.

Wararka Horufadhi.com2gmail.com

Exit mobile version