Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay Dhacdooyinka ugu dambeeyay ee Soomaaliya Xiligan, Wuxuuna sheegay inuu dalku Horey u socdo, Islamarkaana uu Filayo inuu gaadho meel kasii wanaagsan.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Xasan ayaa wuxuu Xusay in waxyaabaha yar-yar ee ka dhaca uu dalku ka Muhiim sanyahay, Wuxuuna Bulshada ugu baaqay inay la shaqeeyaan Dawladda, Sidoo kale wuxuu ugu Hambalyeeyay Munaasibada Ciida.