Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:Madaxweyne Farmaajo Farriin noocee ah ayuu u diray Baarlamaanka Soomaaliya?-Video

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in uu xildhibaanada Baarlmaanka Soomaaliya uu kula dardaarmaayo in ay Ansixiyaan Wasiirada cusub ee uu soo magacaabay Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre.

Farmaajo ayaa xusay in dowladdiisa ay horyaallaan caqabado badan oo ku aadan sidii loo xasilin lahaa dalka iyo sidoo kale dagaalka lagula jiro Al-Shabaab.

Xildhibaanada ayuu ka codsaday in ay si deg deg ah u meelmariyaan Wasiirada cusub.

Wasiirada Cusub ayaa waxaa suurtagal in ay ka horyimadaan Baarlmaanka Soomaaliya sida ay Horufadhimedi.com u sheegeen xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

 

Exit mobile version