Site icon HORUFADHI MEDIA |

DAAWO:Maamulka Somaliland oo war ka soo saaray Qaraxii Muqdisho ee Dadka badan ku dhamaadeen“Soomaali waa isku mide Dadka ha loo Gurmado,,-Video

Maamulka Somaliland iyo xisbiyada siyaasadda, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay qaraxyadii ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaanay tacsi u direen shacabka ay waxyeelladu soo gaadhay iyo dawladda Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland Dr Sacad Cali Shire iyo gudoomiyaha Xisbiga UCID  Faysal Cali Waraabe  ayaa qaraxyadaasi ku tilmaamay kuwo murugo leh.

“Soomaali waa isku mid qudha, Dawladdo ha kala sheegatee, Alle ha  u naxariisto Dadka dhintay, Gacan ka Xaqdaran ayaa dishay, Eheladii ay ka dhinteen Gacan haloo gaysto oo ha la caawiyo” Ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe.

Exit mobile version