Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland ayaa Markii ugu horaysay wuxuu Banaanka soo dhigay Sababta Rasmiga ah ee magaalada Hargeisa loogu xidhay Wariye C.maalik Coldoon.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Gudoomiyaha ayaa Cadeeyay in lagu soo eedeeyay inuu Shacabka ku Kiciyey Dawladaha Deriska ah ( ITOOBIYA) Wuxuuna sidoo kale sheegay inayna Culays wayn ahayn Taageeradiisa Shaqsiyadeed iyo Booqashadii Muqdisho.
Wararka Horufadhi.com