Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:Maamulka Somaliland oo sheegay in Wariye Coldoon Itoobiya u xidhan yahay iyo Cadaalad darada Hargeysa taal-Video

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland  ayaa Markii ugu horaysay wuxuu Banaanka soo dhigay Sababta Rasmiga ah ee magaalada Hargeisa loogu xidhay Wariye C.maalik Coldoon.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Gudoomiyaha ayaa Cadeeyay in lagu soo eedeeyay inuu Shacabka ku Kiciyey Dawladaha Deriska ah ( ITOOBIYA) Wuxuuna sidoo kale sheegay inayna Culays wayn ahayn Taageeradiisa Shaqsiyadeed iyo Booqashadii Muqdisho.

Wararka Horufadhi.com

Exit mobile version