WARARKA SOOMAALI

Daawo:Maamulka Somaliland oo ka Cabaaday hadal kasoo yeedhay Wasiir ka tirsan Mamulka Puntland iyo Hanjabaad culus-Video

By Abdi rashid

November 04, 2017

Maamulka Somaliland ayaa Jawaab ka bixisay Hadal kasoo yeedhay Wasiirka Warfaafhinta Puntland Cabdi Cali Xirsi (Qarjab) Kaasi oo ka digay inuu dhiig ku daato Doorashooyinka Somaliland, hadii la isku dayo inay ka dhacaan Gobolada Sool iyo Sanaag oo Puntland ay sheegato inay hoos tagaan maamulkeeda.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Maxamuud Jaamac Wasiiruhu Dawladaha Wasaaradaha Caafimaadka ee Somaliland ayaa sheegay inay Ilaalin doonaan Sanaadiiqda Doorashada, Wuxuuna Puntland uga digay inay soo Farageliso Arimaha Doorashooyinka Somaliland.

“Waanu u digaynaa maamulka yar ee dawlad Hoosaadka ah, Inaysan soo Faragelin arimaha Doorashooyinka Somaliland,  Waanu difaacaynaa “.