Madaxweynaha Maamulka Putnland Cabdiweli Gaas oo maanta shir gudoominayey kulan aan caadi ahayn oo isaga iyo Golihiisa wasiiradu ku yeesheen magaalada Garoowe ee xarunta u ah Maamulka Puntland waxaa uu ka hadlay Qaraxii Dadka Soomaaliyeed ee badan ku dhamaadeen ee dhawaan ka dhacay Muqdisho.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Gaas waxaa uu sheegay in Puntland ay maalinta beri ah u diraysa Muqdisho gargaar daawo oo uu sheegay in ay ugu talla galeen dadkii ku waxyeeloobay Qaraxa.