Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:Maamulka Hargeysa oo Maanta Saxaafadda Cadaani soo Fadhiisiyay si uu Uga hadlo Colaada Koonfurta G.Sool iyo Sii hurinta-Video

Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay Coladda dabada dheeraatay ee ka socota Koonfurta Gobalka Sool isla markaana dhexmaraysa Beelaha walalaha ah ee Qayaad{Khayr Cabdi} iyo Baharar-same taas oo in mudo ahba ka aloosnayd beelahaas walalaha ah isla markaana ay ku dhamaadeen Dad Duunyo maalba.

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Hargeysa Cadaani ayaa maanta sheegay in uu Baaq u dirayo belahaas,iyadoo aan wada ogsoonahay in Colada Ka dhex taagan beelaha walalaha ah ee Maanta halkaas maraysa ay ka danbeyso Somaliland oo adeegsanaysa Horgalo iyo Siyaasiyiin dhiigyo cabyo kuwaas oo Mashruuc aan dhamaad lahayn mar kasta kusoo qaata sii socoshada colaada beelaha walalaha ah.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Waxaa Qof kasta ooku dhaqan mandaqadan uu ogsoon yahay in aysan Puntaland iyo Somaliland marnaba ka shaqaynyn nabadeynta iyo kala dhex dhexaadinta Beelaha walalaha ah in ay sii huriyaan mahee Colaada.

Wararka Horufadhi.com

Exit mobile version