Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:Maamulka Gobalka Hiiraan oo Xabsiga dhigay Odayaal dhaqameedkii ugu badnaa iyo Sabab yaab leh oo la sheegay-Video

Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Baledweyen ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in maanta Xabsiga Magaalada Baledweyne laga siidaayay 7 oday dhaqameed oo maalmihii lasoo dhaafay ku xirnaa.

Xariga Odayaashaan ayaa yimid ka dib markii nin ay isku heyb yihiin oo Askari ah uu dilay qof shacab ah ka dib ay qariyeen odayaashaasi.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Maanta Xabsiga waxaa laga soo daayay 7 oday oo kaliya , waxaana jira kuwo wali ku xiran Xabsiga.

Nabaddoon Islow Rooble oo ka mid ahaa Odayaashii Xabsiga laga soo daayay ayaa sheegay in ay wali jiraan kuwo u xiran maamulka gobolka Hiiraan.

Exit mobile version