WARARKA SOOMAALI

Daawo:Maamulka Garoowe oo furay Wadooyinkii ku xidhmay Dagaaladii Gaalkacayo iyo Fariin ay u direen Galmudug-Video

By A. Hindi

March 29, 2017

Maamulka Puntland ayaa furay wadooyinkii ku xirmay dagaaladii Gaalkacyo Waxayna maamulka Galmudug ka Codsadeen inay Dhankooda Shuruud la’aan ku Furaan Wadooyinka.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO