WARARKA SOOMAALI

Daawo:Khudbadihii iyo hadaladii ay Madaxda Maamuladu jeediyeen Markii soo xidhmay shirkii Kismaayo,Gaas iyo Xaaf-Video

By Abdi rashid

October 12, 2017

Waxaa magaalada Kismaayo maalintii shalay kusoo dhamaaday Shirkii Halkaasi uga socday Hogaamiyeyaasha Qaar kamid ah Maamulada ka jira Soomaaliya.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Waxaa Kulanka markii uu soo xidhmay si wada jir ah Warbaahinta ula hadlay Madaxda maamulada ka Qayb galay Shirka Kismaayo, Kaasi oo laga soo saaray Qodobo kala duwan.