WARARKA SOOMAALI

Daawo:Khadar Salaad oo kamid ah Qurbajoogta Reer Khaatumo oo Runta u sheegay Odayaasha G-11 ka iyo Hadalkii ay shalay dhahen mantana ay Khaatumo ku haystaan-Video

By A. Hindi

March 23, 2017

Khadar Salaad oo kamid ah Qurbajoogta kasoo jeeda Deegaanada Khaatumo ayaa Xaqiiqda gacanta ka saaray Xubnahii la odhan Jiray  G-11, oo Iyagu Qayb Lixaad leh uga Jira Jaahwareerka Siyaasadeed ee Bulshada Deegaanada Khaatumo Lagu Hayo.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Wuxuu sheegay inay Shalay iyagu sheegeen inay Ganantooda ku Qoreen  Qodobadii Shirkii Adis-aba, Islamarkaana ay ka Qaybgaleen, SIdoo kalana Markii ay kasoo Noqdeen ay Warbaahinta Caalamiga u sheegeen wixii kasoo baxay, Islamarkaana ay sheegeen in Madaxwaynaha khaatumo Cali khaliif uu yahay Halyeey ? Hadana maanta ay Bilaabeen inay Caayaan,  Markee ayay Saxan yihiin.

Sidoo kale wuxuu Xusay in Xiligii SSC ee deegaanka ay ka Socotay Xorayn iyo Midayn ay Xubnaha G-10 Iyagu keeneen Maamul u samaynta iyo In Buug iyo Wadahadal wax lag Raadiyo, Maanta oo Wakhti dheer kasoo wareegtayna ay sheegeen in Xorayn iyo dagaal loo baahan yahay. Midkee ayay Saxan yihiin?.

Wararka Horufadhi@gmail.com