WARARKA SOOMAALI

Daawo:Jaaliyadda Uk ee oo taageeray Heshiiskii iyo Go,aanadii Nabadeed ee la kala dhex dhigay Beelaha walalaha ah ee Qayaad iyo Baharar-same-Video

By Abdi rashid

June 13, 2017

Jaaliyada Dalka Uk ee Labada Beelood ee walalaha ah ee Qayaad iyo Bahararsame ayaa taageeray Heshiiskii dhanka nabada ahaa ee dhawaan la kala dhex dhigay Beelahaas walalaha ee Khayr Cabdi iyo Bahararsame.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO