Jaaliyadda Reer Khaatumo ee ku dhaqan Dalka Uk ayaa tacsi waxaa ay u direen ehelkii iyo Qarabadii iyo guud ahaan shacabka reer Khaatumo geeridii naxdinta lahayd ee dhawaan ku timi wasiirkii hore ee arrimaha Gudaha Maamulka Khaatumo Marxuum Yaasiin Axmed Sulub.