Madaxwaynaha maamulka Puntland C.wali Cali Gaas oo ku sugan magaalada Oslo ee dalka Norwey ayaa Waraysi uu bixiyey wuxuu uga hadlay arimo kala duwan oo ay kamid yihiin Xaalada Soomaaliya, Shirkii London iyo Qorshaha maamulka Puntland ee ku aadan Dhalinyarada Baddaha ku dhamaanaya.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Dhinaca kale wuxuu sheegay inaysan wanaagsanayn in Xiligan La Mucaarido Dawladda Soomaaliya, iyadoo Xukuumadu ay Jirto Mudo kooban.