Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:Hargeysa 19 jir Labo Dumar ah isku mar Aroosay iyo Arrin yaab leh oo uu ka sheekaynayo-Video

Ismaaciil Cabdi Aadan ayaa xalay hal mar ku wada aroosay Beeyo Liibaan oo ku dhaw Degmada Arabsiiyo ee galbeedka Magaalada Hargeysa Samsam Maxamed Daahir iyo Nuura Maxamed Cabdullaahi.
waxaana halkaasi loogu dhigay aroos ay ka soo qayb galeen ehelada Wiilka iyo labada Gabdhoodba .

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Ismaaciil waa 19 jir Cagaf kaga shaqeeya Beer uu Aabihii leeyahay
arrinta xiisaha leh ayaa lagu tilmaamay inay labada Gabdhood ee halka Say ka dhexeeyo ay isku eegyihiin!.

Exit mobile version