WARARKA SOOMAALI

Daawo:Galmudug oo ku dhawaaqday Hadal ka nixiyay Farmaajo iyo Khayre+Xidhiidhkii oo xumaaday-Video

By A. Hindi

April 03, 2017

Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay Doorashada Madaxwaynaha Maamulka Galmudug, Waxaana sidoo kale,  wasiirka dastuurka iyo dib u hishiisiinta Galmudug uu dowlada federaalka waxa uu ku eedeeyay inay Farogelin ku hayso Arimaha Doorashada.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

“Galmudug iyada ayaa u Madax banaan Arimaha Doorashada, DF Soomaaliya Xaq uma laha, Waxaana ka dhexeeya Wada shaqayn Laakiin Galmudug iyada ayaa u Madax banaan inay dhisato Dawladeeda”