Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:Gabadho Hargeysa ugu xidhan Maamulka Somaliland in ay ku labisteen Calanka Somalia iyo Maxakamad-Video

Waxaa laga Dayrinayaa Xaalada ay ku jiraan Afar Gabdhood oo Da’yar islamarkaana Hargeisa loogu xidhay inay ku Labisteen DIRAC BULUUG AH Kaasi oo u eg Calanka Soomaaliya.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Qareenka u doodaya Habalaha ayaa sheegay inay Maxkamadu Fasaxday Markii Wax danbi ah lagu waayey, Balse waxaa Arintaasi Racfaanka ka qaatay Xeer Ilaalinta soo eedaysay, Iyadoona Weli ay ku Jiraan Xabsiga.

Waalidiinta Dhalay Gabdhahan ayaa sheegay inay Caruurtoodu Wax siyaasad ah waxba kala socon, Sidoo kalana Diraca ay ku xidheen uu yahay Maro lagu sameeyay Dalka Shiinaha, oo aan Wax siyaasad ah Shaqo ku lahayn.

Exit mobile version