Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:Faysal Cali Waraabe oo Dufaacay kulan uu la qaatay Madaxweynaha Somalia,Halka uu Coldoon oo Xamar tagayna Dil ku xukumay-Video

Faysal Cali waraabe ayaa Difaacay Kulankii uu Horey ula Qaatay Madaxwaynihii Hore ee Dawlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Wuxuuna sheegay inuu yahay Nin ay wax badan kala dhexeeyaan, Isagoona maamulka Somaliland ku Sifeeyay inay yihiin Jaahiliin.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Dhinaca kale Dhowaan ayuu Faysal Cali waraabe wuxuu sheegay INUU TOOGAN LAHAA Wariye C.maalik Coldoon oo dhowaan Booqday magaalada Muqdisho.

Exit mobile version