WARARKA SOOMAALI

Daawo:Madaxweyne Farmajo iyo Dowladda Itoobiya oo Go,aan adag ka Qaatay Arrinta Maamulada Soomaliya iyo Somaliland oo-Video

By A. Hindi

May 04, 2017

Ra’isalwasaraha Ethiopia oo toos u cadeeyay Farmaajo hortiisa in aysan dhici doonin ku xadgudub qaranimo iyo sharafka Dalka Soomaaliya ogalansho la’aan aan maamul goboleed lala kulmi karin.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

,,wuxu yiri wa sax anaguba ma ogaalenen Dalkeena in la faragaliyo anagana ma faragalin dooni waxay Dowlada agoona ma saman doona,,

Inta badan waxaa dhacda in maamulada Soomaalia ka jira sida Maamulka Somaliland,Puntland iyo Jubaland ay amar la,aan iyaga oo aan dowladda dhexe wax ogalasho ah ka haysan ay iska kulmaan madaxda Itoobiya isla markaana Heshiisyo kala duwan la saxiixdaan.

Sida hadalka labada masuul ka muuqatana waxaan dhici doonin arrintaas iyadoo aysan Dowladda Dalka Itoobiya la kulmi doonin wax maamul Gobaleed ah iyagaan aysan u ogalaan Dowladda Somaliya.

Wararka Horufadhi.com