Raysal Wasaaraha Turkiga Binali Yıldırım Waraysi Ugu Horeyey Waxa Uu uga Hadlay sababta Dowlada Turkiga U Caawiso,waxana Uu ku Tilmaamay Inuu sababta Madaxweynaha Rajeb Dayib erogen U tagey Soomaaliya Tahay Inuu muujiyo Inaysan wali Dhiman Bini’adanimada.
Dalka Soomaaliya Waxa Uu sheegay Inuu ka Gonaa Xirirka Calamka Ayna Ad Kayd inuu masuul Aduunka Ah tago Airportka Muqdisho Ayna Jireen dagaalo culus Oo Shabaab Iyo dowlada Ku Dhex marayey Mee;l U Dhow Garoonka Diyaaradaha.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Binali Yıldırım Raysal Wasaaraha Turkiga Ayaa Yiri” waxa Uu Go’aan saday madaxweynahayga Inuu tago Soomaaliya ,Isagoo caalamka U Muujinaya Inaysan wali Dhamaan Bini’adanimada Soomaaliyana U baahnayd Caawin caalamka Uga Imaada”
Waxa Uu Sheegay Inay tani Ahayd mid lagama Maarmaan Ah lakiin Uusan Ahayn wax Turkiga Uu doortay.